Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda waxbarashadda Dowladda Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u daahfurtey Ololaha Horumarinta waxbarashada gabdhaha oo ah mid lagu xoojinayo korna loogu qaadayo waxbarashada Gabdhaha kaasoo ah mid sanadle ah
Olalahan ayaa sanadkan qeyb ka ahan Barnaamijka GPE oo lagu horumarinayo Iskuulada waxbarasho ee gaarka u ah gabdhaha, sidoo kale na lagu kordhinayo tirada gabdhaha aada xaruumaha waxbarashada.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahy