Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda IFAD ee Soomaaliya Raasha Omar iyo Wafdi ay Hogaaminaysay oo maal mahan Howlo shaqo Baydhabo ujoogay.
Kulanka Qaabilaada oo ay Fadhiyeen Wasiirka Beeraha Mudane Isaag Ali Subag iyo Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha Mudane Cali Maxamed Ibraahim ayaa waxaa diirada lagu saaray istiraatiijiyad, adeegyada ay bixiso Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada, Baaritaanka Beeraha iyo shaqooyinka muhiimka ah ee ka socda Beeraha waraabka ee Koonfur Galbeed iyo Doorka Hay’adda ka qaadanayso Hormarinta Wax soo saarka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy