Mashruuca Marwo Caafimaad Oo laga Dah-furey Degmada Wanlaweyn

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Saciid Axmed Cali ayaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose si rasmi ah uga daahfuray mashruuca Marwo Caafimaad.

Munaasabadda daahfurka oo ka dhacday xarunta degmada Wanlaweyn ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada, qaybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan Haweenka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here