Dhismaha Iskuulka Gabdhaha Oo laga dhagax dhigey Degmada Ceelberde

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool ayaa laga dhagax-dhiga Iskuulka Gabdhaha ee ay Yeelan doonta degmada oo ay fursado kala Duwan ka heleyaan gabdhaha degmada iyo degaanada hoosyimaada.

Waxaana Munaasabadda dhagax-dhiga Guddoomiyaha degmada Ceel-Barde Isku-duwaha Waxbarashada degmada Taliyaha Booliska Waladiin Maamulka Iyo Maclamaiinta Xruumaha Waxbarshada ee degmada iyo Masullin kale

Warkung waliba nig haayte Marriing Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here