Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo ogaado Haaladaha Guud ee Adeegyada Caafimaad ka jira Degmada Bardaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa Safar shaqo ee la xiriira ku gaaray Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha guud Ee wasaarada Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mustaf sheikh Abdulaahi iyo Gudoomiyaha Degmada Mohamed Isxaaq, iyagoo tagitaankooda kadib kormeer ku sameeyey Xaruumaha Caafimaad ee Degmada.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed