Degmada Afgooye Oo laga bilaabey Diiwaangelinta Codbixiyaasha Doorashooyinka

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Dowladda KG Maxamed Ibrahim Barre ayaa isku diiwaangeliyay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose,taasoo qeyb ka ah dadaallada Dowladda KGS ay kor ugu qaadayso ka qeybgalka Bulshada iyo geeddi-socodka doorashooyinka iyo xaqiijinta xuquuqda muwaadinka.

Qeybaha kala duwan Bulshada Degmada Afgooye ayaa ka qeyb galay Diiwaangelinta Kaarkii ay ku Codeyn lahaayeen waxaana Sidoo kale lagu dhiiri geliyay Shacabka in ay ka faaideystaan Fursad mudo dheer kadib fadhigooda uga timid

Warkung waliba nig haayte Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here