Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkan oo ku saabsanaa Nafaqada iyo Qiimeynta Arimaha Caafimaadka Bulshada ayaa waxaa iskuulka Kobciye International College u soo gaba-gabeeyay qaar kamid ah Ardeyda Daneeya Arimaha Cafaimaadka gaar ahaan Nutration-ka.
Tababarkan oo socdey Mudo laba maalmood ah ayaa waxaa sidooakale ardeyda lagu barayay Baaritaanka Guud ee Caafimaadka, Habka saxda ah ee Cabbiraadda, Qiimeynta Xaaladaha Nafaqada iyadoo la adeegsanayo jadwalka WHO iyo Calaamadaha Nafaqa-darada kala duwan.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday