Tababar ku saabsan ka hortagga Gudniinka Fircooniga oo lagu Soo gabagabeeyey Muqdisho.

0
16
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Aqoon isweeydaarsigan socdey Mudo Sedex Maalmood ayaa lagu baranaayey Doorka Warbaahinta ay ka qaadan karto ka hortaga iyo Wacyigelinta Arimaha Gudniinka Fircooniga ay Gabdhaha Soomaaliyeed dhibaatada ku haya sidii loo joojin lahaa kaas oo loo qabtey qeybaha Warbaahinta iyo Bulshada Muqdisho

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Hey’ada IFrah Foudation oo u dhaqdhaqaaqda Arimaha Xuquuqda Gabdhaha gaar ahaan dhanka Caqabadaha Gudniinga Fircooniga ku hayo Sidii loo joojin lahaa Ifrah Macalin Ahmed oo ah Gudoomiyaha Hey’ada IFrah Foudation ayaa ka warantey Muhiimada Tababarkan loo qabtey

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here