Kulan Wadatashi ku saabsan Wada shaqeynta Hey’adaha Dowlada Oo ka dhacay Kismaayo

0
62

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Kulanka wadatashiga wada shaqeynta Hey’adaha kala duwan ee Dowlada Jubaland si loo dardar geliyo adeegyada Bulshada loo qabanayo islamarkaana la Horumariyo Maamul wanaaga waxaana kulanka soo qaban qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Jubbaland kaasoo lagu qabtey Magaalada Kismaayo

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimiyaal shaqaalaha Wasaarada Dowlada Wasiir ku tirsan Maamulka iyo Madax kale iyadoona inta uu kulanka socdey is dhaaafsan doonaan sida lagu xoojin karo Xiriirka wada shaqeyneed ee Hey’adaha Dowlada taasoo kor u qaadeysa in si fudud Bulshada loogu adeego

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here