Shaqaalaha Caafimaadka Mudug Oo Loo Tababarayo Ilaalinta Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka

0
59

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo socon doona mudo Afar maalin ah ayaa Howl wadeenada Caafimaadka Degmooyinka Gobolka Mudug lagu bari doonaa Sida loo daryeelo loona ilaaliyo Hooyada iyo dhalaanka inta ay joogaan Xarumaha Caafimaadka maadama ay yihiin dadka ugu badan ee goobaha Caafimaadka loogu adeego

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug iyadoona u jeedadu ay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta Shaqaalaha Caafimaadka taasoo xoojineysa u adeegista Hooyada iyo dhalaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here