Magaalada Baydhabo Oo lagu gabtay Todobaadka ka Hortagga isticmaalka Bacaha

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Baydhabo lagu daahfurey Todobadka Wacigelinta Ka dhanka ah Isticimaalka Bacyada Halka mar kaasi oo ay si wada jirka Ah iskaga kaashanayeen wasarada Isbedlka degaanka iyo Cimilada Konfur Galbeed soomaliya iyo Tan dowlada Fardaalka.

Ololahaani Todobaadka ayaa waxaa uu qeyb ka yahay dedaalada Dowlada iyo hay’adooyinka degaanka ee mahaliga ay uga jiraan ilaalinta Beycada iyo Hakameyta waxyaabaha Bacda ay u geysaneysa degaanka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here