Garsoorka Puntland Oo Loo tababaray ka hortagista dembiyada Tahriibinta

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarka oo maanta la soo xirey ayaa xiritaankiisa Waxaa ka qeybgaley Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Dawlada Puntland oo uu weheliyo kuxigeenka xeer-ilaaliyaha guud ee dawladda Puntland iyo xubnoka socdey bahda Wasaarada Cadaala Puntland

Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee Dawlada Puntland Mudane Axmed Shekh Cumar ayaa kula dardaarmay Garsooreyaasha iyo Xeer-ilaaliyeyaasha Putland ee ka faa’iidaystay tababarka in aqoonta ay barteen ay ka muuqato adeegyada Garsoor ee ay Bulshada u hayaan.

warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here