Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasibadda qalinjabinta 82 Arday oo dhamaystay farsamada gacanta ee mashruuca Hay’adda pharo Foundation ayaa lagu qabtey Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaaliland
Ardeydaan oo noqoneysa Dufcadii Afaraad ayaa munaasabada shahaadooyinka lagu gudoonsiinaayey ka sooqeybgalay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland , Waalidiin , Maclimiin iyo Marti Sharaf kale
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani