Qoysas Barakacayaal ku nool Degmada Kaxda Oo Adeeg Caafimaad la gaarsiiyey

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barakacaaysha ku nool duleedka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Ayaa waxey la tacaleyaan Xaalad Nololeed Oo aad u adag Waxaana kaamamkoodi ka jirte Caafimaad daro aad u baxsan Biyo iyo Cunto Yeri Inta badana dadkaasi ma haysatan Wax ay la gaaran Adeeg Caafimaad ayigoona sanado la nool Xanuun kala duwan oo Halsi ah sida Burooyinka Gudaha iyo Kuwa Muuqdaba.

Ayidoo ay taasi jirey ayaa hadan golaha Xirfadliyaasha Caafimaadka ee Gbadhaha Soomaliyeed ah ee bartey Culuumta Caafimaadka eek u midoowey daryeelida dadka danyarta ah ayaa waxey Olole daaweyn lacag la.aan u sameyeen bukaanada qaar ee ku jira kaamamka ku yaala degmooyinka Gobolka Banaadir

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here