Tartan Qur’aan Akhris ah Oo lagu soo gabagabeeyey Degmada Baraawe

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartankan Qur’aanka Kariimka ah ayaa mudo sedex maalin ah kaas oo u dhexeeyey Ardeyda Madaarista ku yaala Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlada KG, Sanadkan, tartanka ayaa waxaa ka qeyb galay 32 Araday oo iskugu jirto Ragg iyo Gabdho laga soo kala xulay Madarsooyiinka ku yaalo Degmada Baraawe

Munaasabada Xiritaanka Tartanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culimaahudiin, Waalidiin, Maamulka Degmada, iyo qeybaha kale ee Bulshada Magaalada si Ardeyda loogu dhiiri geliyo Barashada Qur’aanka sidoo kale lagu weyneeyo iyadoona Guuleystayaasha la abaal mariyey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here