Tababar ku saabsan Talaal bixinta Oo Gaalkacyo uga Furmey Shaqaalaha Caafimaadka

0
5
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisey Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo kaa shaneysa hay,ada UNICIEf ayaa mudo labo maalin ah gaalkacyo uga socdey ayaa waxaa bahda wasaarada lagu barayaa Talaalka

Iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gaalkacyo DR Cabdikariin Cabdi Ciise ayaa ka warbixyy Tababarkan iyo sida ay u soo xuleen dadka ka qeybqaadana tababarka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here