Ardey Iskuulada Baydhabo Oo loo Tababarey Wacyigelinta Saameynta Isbedelka Cimilada

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya (USS), oo kaa shaneysa Hay’adaha ayaa Baydhabo ku qabatey Barnaamij muhiimka u ah ee isgaarsiinta Bulshada iyo wacyigelinta Isbedelka Cimilada

Barnaamijkan waxaa Hormuud ka ahaa Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo loo soo tababaray muddo labo maalmood ah si ay u noqdaan wacyigeliyeyaal deegaanka oo ku dhex jira lagana soo kala xuley qaar kamid ah Iskuulada Magaalada si ayguna u gudbiyaan aqoonta cimilada ardayda kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here