Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkan ayaa lagu baran doonaa sida loo soo saaro Kheyraadka dalka ku jira gaar ahaan Deeganada Maamulka Jubaland sida Macdanta, Dahabka iyo kuwa kale sidoo kalena in la dhiso awooda iyo Wacyiga Bulshada ee badbaadadooda waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland
Dadkan ay Wasaaradu soo kala Xushey ayaa loogu tala galay in ay noqdaan Tababarayaal sii tababara dadka ka shaqeysta Macdanta qodista si loo kordhiyo aqoontooda islamarkaana loo helo in laga badbaado halisa ka imaan kara Goobahaas Deegaanka Macdanta laga qodo
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi