Tababar ku saabsan Badqabka Gabdhaha Saxafiyiinta Oo ka Furmey Baydhabo

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan loo qabtey Gabdhaha Saxafiyiinta ka howla Magaalada Baydhabo kuwaas oo gaaraya 25 Suxufi waxaana lagu baran doonaa badqabka Jireed ee Gabdhaha iyo midka Online-ka ah ee Gabdhaha isticmaala

Tababarkan ayaa ah Wajiga koowaad ee Gabdho badan oo la doonayo in Tababaro lagu siiyo Baqabkooda Jireed iyo midka Onllinka ah iyadoona Gabdhahan Saxafiyiinta laga soo kala xuley Xarumaha Idaacadaha Magaalada Baydhabo

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here