Bulshada Tuula hoos tagta Degmada Berdaale Oo Loo sameeyey Baaritaano Caafimaad

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hiil Hospital oo kamid ah Isibitaalada ku yaala Degmada Bardaale ayaa Gargar Caafimaad Bilaash ah gaarsiiyey Tuulada Moora Gasaala ee Degmada Berdaale si loo siiyo daryeel caafimaad oo ay u baahan yihiin islamarkaana ay uga maarmaan Daaawooyinka meelaha ka baxasan tuulada aya u aadi jireen taasi oo qeyb ka ahaa dadaalada lagu horamariya adeegada caafimaadka bulusha loo qabto

Howgalkan Caafimaadka ayaa waxaa Hogaaminayay dhaqaatiirta Xarunta Caafimaadka Hiil ee Degmada Dadka ku nool Tuulada adeegyada Caafimaad ee loo sameeyey ayaa waxaa kamid ah Baariitaanada Cudurada kala duwan iyo Daaweyntooda inta markaas ay u baahnaayeen

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here