Maamulka Degmada Xudur Oo dhiiri geliyay Gudiga Ciyaaraha Degmada

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa Casho shaaf dhiirogalin ah u sameeyey bahda Ciyaaraha iyo garsoorka degmada ee wada Tartamo kala duwan oo lagu muujinaayo Nabada iyo isdhexgalka Bulshada Xudur

Qaar ka mid ah bahda Ciyaaraha degmada xudur oo ka hadley kulanka Cashada ah ayaa waxaa ay u mahadceliyeen maamulka degmada Xudur iyo Gudoomiyaha sports-ka Degmada Xudur oo isaga ay ku amaaneen isku heynta bahada ciyaaraha.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here