Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Xili Duni ay ku jiraan Xasaro kala duwan waxaa Suuqyada Caalamka laga dareemaya is bedelo waa weyn oo ay igu horeyso dhinaca Ganasiga iyo dhaqaalaha Dahabka waxa u kamid yahay waxyaabaha hadba Xaalada markaa Dunida ka taagan Saameyn ku yeesha Xaga Qiimaha maadama aad dadku u iibsadaan looguna Ganacsado
Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa hada waxaa laga dareemaya in hoos u soo dhacayo Qiimaha Dahabka oo mudooyinkan dambe ahaa mid aad kor ugu kacay taasina ay keentey in dadku iibsan waayaan sidoo kalena Ganacsatada Saameyn dhaqaale ku yeelatey
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady