Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Iyadoo dhawaan la soo gabagabeeyey Wajiga Koowaad dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba ayaa hada la bilaabey wajiga Labaad dhismaha Garoonka oo lagu dhisayo si iska wax uqabsa ah si Bulshada uga faaideysato
Qaar kamid ah shacabka Degmada Buur-Hakaba ayaa Si isxilqaan ah ku tagay iyagoo kaga qeyb qaadanaya dhagax gurista Garoonka Wajigiisa Labaad iyaga iyo maamulka degmada taasoo qeyb ka ah dadaallada Bulshada Buur-Hakaba ku doonayaan in baahida Garoon la,aanta kaga baxaan
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi