Shirka Dib uheshiisiinta Beelaha Oo laga Dah-furey Degmada Warshekh

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Wasiirka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta Hirshabelle Cabdullaahi Cadde iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Maxamuud Maxamed Nuur ayaa si rasmi ah uga furay Degmada Warsheekh shir dib u heshiisiin ah oo lagu xallinayo Colaadaha dhawaan dhex martay beelo walaalo ah oo wada dega deegaano hoostaga Degmadaasi.

Shirka waxaa goobjoog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle Guddoomiyaasha Degmooyinka Warsheekh iyo Balcad iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulka heer Gobol iyo Degmo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here