Dhalinyarada Dhoobley Oo loogu digay Falalka lidka ku ah dhaqanka Suuban.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ka dib Markii ay Bateen dhalinyarada faafisa waxyabaha dhaqan xumada ah ee ka soo horjeeda Diinteena Suuban, kuwaas oo Barahbulshada ku soo gudbiya Muuqaalo iyo Sawiro Anshax xumo ah ayaa waxaa Maamulka degmada Dhobley ka soo saarey Go’aamo la xiriira.

Awaamiirtan iyo Go’aamada uu Maamulka degmada Dhobley soo saarey si gaar ah u quseysa dhalinyarada Wadooyiinka Magaaalada iskaga duuba Muuqaalada Anshaxda Xun, kuwaas oo hada ka soo Cusboonaaday oo Hore looga Baran degmada Dhobley.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here