Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabad kooban oo lagu dhagaxdhigaayey Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumada Soomaaliya ayaa ka dhacdey Magaalada Muqdisho
Xaflada Dhagaxdhiga ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah iyo masuuliyiin kale
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani