Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dhagax dhigay Garoonka Casriga Muqdisho

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Safar hordhac u ahaa dhagax dhiga Mashaariic horumarineed ee lagu wado in laga fuliyo deegaannada dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe ee Hir-shabeele ayaa waxaa Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud uu ku gaaray deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Mashaariicdan horumarineed oo laga fulin doono deegaanno kala duwan, ayaa waxaa Madaxweynaha halkaas ku dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee New Mogadishu International Airport.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here