Isbitaalka Degmada Mandera Oo Lagu kordhiyey Qeyb cusub oo Sheybaarka ah.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka guud Magaalada Carabia ee Bariga Mandeera ayaa waxaa lagu Kordhiyay Qeyb Cusub oo ka shaqeynaysa dhanka sheybaarka oo lagu baaro Xanuunada ay qabaan Dadka Bukaanada ah, taas oo sidookale dhawaan la dhisay.

Munaasabadda Xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Mandeera Maxamed Aadan Khaliif, Xaaji Aadan Maamow oo ah qofka dhisay qeybtan sheybaarka, Waxgarad, Odayaal, Haween, dhalinyarada iyo Qeybaha kala ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here