Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulan Cayaareedkaani oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada sports- degmada berdaale ee gobolka baay oo lagu Xoojinaayey Isdhexgalka Bulshada loogana magacdarey Gudoomiyaha Degmada Berdaale Maxamed isxaaq xasan (Aracase) Cup Ayaa lagu qabtay Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.
Waxaana ka soo qeyb galey daahfurka kulan Ciyaareedka ayaa Waxaa Ka soo qeyb galey Gudoomiyaha degmada berdaale qaar ka mid ah Howladeenada dowlada hoose ee degmada berdaale Dhalinyaro iyo Bulshada inteeda Kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ