Kulanka wadatashiga Bulshada Baraawe Wax ka bedelka Dastuurka dalka Oo la soo gabagabeeyey

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baraawe ayaa axaa si rasmi ah looga sooo geba gebeeyey kulanka wacyigelinta bulshada rayidka ah oo socday muddo 3 maalmood ah iyadoo lagu wacyigelinayey haweenka, dhalinyarada, odayaasha, culimada, dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo bulshooyinka la hayb-sooco.

Kulanka oo qeyb ka ahaa dadaallada dib-u-eegista dastuurka ayaa waxaa qabsoomadiisa iska kaashadey wasarada dastuurka Konfur Galbeed Maamulka Gobolka shebellaha Hoose Gudoomiya Degmada Baraawe iyo Hay’adaha qaar ee ka howl gala degaanada Gobolka Shabellaha dhaxe kaasi oo ay inta uu socodey martigelisay Degmada Baraawe.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here