Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baraawe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa martigelisay kulanka wadatashiga ee lagu eegayay shuruucda dib-u-eegista Lagu sameyey ee maaraynta qashinka kaas oo qeyb ka ah barnaamijka DOWLAD-KAAB.
Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta ee Koonfur Galbeed iyadoo kaashaneysa ,Hay’adda UN-HABITAT ayaa ujeeddadiisu ahayd in la helo aragtidoda ugu dari lahayen xeerka qashinka oo dib-u-eegis lagu sameyey maareynta qashinka adag si loo horumariyo nadaafadda iyo deegaanka.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani