Macalimiinta Dugsiyada Barbaarinta Carruurta Oo Tababar Loogu Furay Hargeysa

0
15
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Waxbarashada oo kaa shaneysa ha’yadda Pharo Foundation ayaa tababar u qabtay macalimiinta dugsiyada barbaarinta caruurta ee ku yaala magaalada Hargeysa ee Soomaaliland

Tababarka ayaa waxaa uu ku saabsanaa Fahamka Caruurta ay ku adag tahay waxbarashada , ka warqabada caruur xiliyada ay ku jiraan xaaladaha gaarka ah iyo sida uu macalin ula dhaqmi karo caruurta

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here