Xilibaanada Golaha Deegaanka Berbera Oo Dood ka yeeshey dhimista Qiimaha Korontada

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Berbera ayaa waxaa si rasmi ah Looga daah-furey Kal fadhigii 20aad Wajigiisa Kowaad ee Golaha Degaanka ee Degmada Berbera.

Kulankani oo ay ka soo qeyb galeen Xidhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada ayaa waxaa looga Arinsanayey xal u helida Arimaha Korantada ka tashiga badxireenka soo saarista dalaqyada Deegaanka

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here