Madaxweynaha JFS Oo Muqdisho ka Dahfuray Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dah-furka Hiigsiga Qarni-jirka 2060 Soomaaliya oo ka kooban 7 qorshe Qaran oo 5-sanadle ah, ayaa waxa uu diiradda saaraya sidii ay Soomaaliya ku noqon lahayd dal mideysan, xooggan, nabdoon, kana mid ah waddamada dakhliga dhexe meelaha sare kaga jira, marka la gaaro sanadka 2060.

Munaasabada Dah-furka Hiigsiga Qarni-jirka 2060 ayaa waxaa dah-furey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya waxaa ka qeyb galay Raisul Wasaaradaha Wasiiro Xilibaano aqoonyahano Wakiilo ka socdey Beesha Caalamka iyo Wafdi kamid ah Qaramada Midoobey iyo Marti ka kala socotey Maamulada dalka ka jira

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here