Qoysas danyar ah Oo Agab kala duwan Loogu qeybiyey Degmada Oodweyne

0
9
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hay’adda Al-Raxma oo kaashanaysa Wasaaradda dib u dajinta iyo Arimaha bina Aadimada soomaaliland islamarkaan gacan ka helaya Markaska Boqor Salmaan ayaa Deeq Samafal ah oo aya iskugu jirto dhar. macuun, teyndhooyiinsoo gaadhsiitay 1,000 Qoys oo Danyar ah oo ku Nool Oodweyne

munaasabadan qeybinta deqadaan ayaa waxa goob joog ka ahaa iskuduuwaha Dibu dajinta iyo Arimaha bina Aadimada gobolka , iyo masuliin kale oo ka socda Hay’adda Al-Raxma iyo madaxada Markaska Boqor Salmaan

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here