Tababar ku Saabsan Badqabka Oo Loo qabtey Shaqaalaha Dowlada KG

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatey Tababar muhiim ah oo lagu baranayo badbaadada iyo Caafimaadka Shaqaalaha ee goobaha shaqada sidoo kalena xooga lagu saarayo sidii shaqooyinka loo waafajin lahaa badbaado iyo xuquuq.

Tababarkan oo ka mid ah mashruuc weyn oo ay iska kaashanayaan Hay’adda Shaqaalaha Adduunka ee ILO, iyo Wasaaradda Shaqada ee Koonfur Galbeed,waxana ka faaidesanaya Shaqaalaha kala duwan ee Dowlada iyadoona maalmaha uu socdo si wanaagsan loogu faa’ideysan doono

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here