Kulan Looga Hadley Canshuuraha Guryaha Oo Lagu Qabtay Kismaayo

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ujeeddada kulanka ayaa ahayd kor u qaadidda wacyiga bulshada, hagaajinta nidaamka ururinta canshuuraha, iyo xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa hay’adaha dowladda iyo shacabka.

Kulankan waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Jubaland, Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada ahna Xoghayaha Dowladda Hoose, Agaasimaha Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Waaxda Canshuuraha, iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka shaqeeya arrimaha canshuuraha.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here