Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Madasha ayaa inta uu socdey looga hadlay Arimaha Cadaalada iyo Amniga iyadoona Bulshada ka qeyb gashay ay Su’aalo weydiiyeen Madaxda Maamulka Degmada Xudur iyo kan Gobolka Bokool waxyaabaha ay ka qabteen Arimaha Amniga iyo Cadaalada
Madashaan ayaa loogu gol leeyahay sidii Bulshada Fursad loo siin lahaa in ay Madaxda Maamulka Weydiiyaan waxa ay doonayaan iyo baahiyaadkoodana la wadagaan taasi oo qeyb ka ah Arimaha Dowlad Daadejinta loogu tala galay in Shacabka ay Dowladu wada gaarto Kalsooni ku qabaan
Warkung Waliba nig haaye Abdikadir Warcade