Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Isbitaalka Isha oo ka mid ah kuwa sida gaarka loo leeyahya ayaa Naydhano ka bilaabey Ololaha Daaweynta Cunaha iyo Sanka kaasi oo ay ka faaideysanayaan bulshada ku dhaqan Baydhabo
Oalahaan daaweynta ah ayaa waxaa fulinaya Dr Xuseen Cusmaan Dheere oo ka mid ah dhaqaatiir Soomaalueed ee ku taqsusey ENT-ga kaasi oo bulshadii ka faaideystey sheegeen in ay baahi weyn u qabeen
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani