Qorshaha daryeelka Caruurta iyo Haweenka Oo laga Daah-furay Garoowe

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Qorshan 2025- 2027 ayaa Xoogga lagu saari doonaa daryeelka Haweenka iyo Caruurta, Maadama ay muhiimka u tahay in qorshe hawleedka Hay’adda iyo Qorshaha dowladda lays waafajiyo si loo daboolo baahiyaha Bulshada,waxaana dahfurey Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland iyadoona Mashruucan taagereyso Hay’adda Save the Children

Munasaabada Dahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro Xilibaano Madax ka socotey Hay’adda Save the Children Maamulka Gobolka kan Degmada Garoowe Aqoonyahano iyo Bulshada inteeda kale waxaana halkaasi looga hadlay sida qorshahan loo hirgelin karo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here