Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Fadhiga sadexaad ee Kalfadhigiisa 56 aad ee golaha wakiilladda DPL ayaa maanta si rasmi ah loogu qeybiyey ajandaha Kalfadhiga waxaana warbixinno laga dhageystay qaar ka mid ah gudiga gola
Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha Guddiyada kala ah Gudiga Shuruucda Cadaalada, Gudiga Arimaha Diinta iyo Dastuurka , Gudiga Arimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyada, Gudiga Anshaxa iyo Arimaha Golaha , Gudiga Arimaha Xuquuql insaanka Haweenka iyo Arimaha Qoyska
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani