Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasbadaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska maamulka Kooonfur Galbeed Ayaa waxaa lagu xusey Maalinta Caalamiga Ah ee Caruurta Africa oo lagu xuso sanadwalba marka la gaaro 16 June
Xuska maalintaan waxaa ka soo qeybgalay Wasiiro, Xildhiaabo , Ururada iyo Hay,adaha ka shaqeeya Arimaha Caruurta iyo marti sharaf kale
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani