Jaaliyada Buur-Hakaba Oo Deeq Lacag ah ugu deeqey Dhismaha Garoonka diyaaradaha

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Iyadoo uu weli Degmada Buur-hakaba ka socdo dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo lagu dhisaayo si isku tashi dadka iyo Maamulka degmada Buurhakaba ayaa waxaa deeq Lacageed oo ka timid Jaaliyada ka soo Degmada Buur-Hakaba taasoo gaareysa ku dhawaad Labaatan iyo Laba kun oo Dollar si loo sii wado dhismaha Garoonka

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here