Wasiirka Shaqada KG Oo kormeerey Dugsiga Tababarka Farsamada Gacanta Baydhabo.

0
48
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dugsiga Tabararka farsamada Gacaanta Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Xirfadaha Farsamada Gacanta ku barta dhalinyarada isugu jira Rag iyo Dumar taasoo gacanta ku heysa Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada

Ujeedada kormeerka Wasiirka ayay ahayd in la helo xog guud oo ku saabsan baahiyaha Dugsiga farsamada. Ardayda, maamulka dugsiga, iyo macalimiinta ayaa laga dhagaystay baahiyahooda si kor loogu qaado tayada barashada Xirfadaha Farsamada Gacanta

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here