Kulan Dadweyne Dood Wadaaag ah oo Lagu Qabtay Dagmada Baraawe.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-Heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo qabanqaabisay kulan dadweyne oo dood wadaag ah, kaasi oo si rasmi ah loogu qabtay degmada Baraawe.

Ujeedada kulanka ayaa ahayd in la xoojiyo isdhexgalka bulshada iyo hay’adaha dowladda, lagana dhageysto aragtida iyo cabashooyinka shacabka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here