Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Kismaayo Ee Jubbaland ayaa waxaa Tababar Loogu soo gaba-gabeeyey Boqol iyo konton (150) haween ah oo bartay xirfadaha farsamada gacanta sida cilaan saarka iyo toliska dharka, kaas oo uu socday muddo saddex bilood ah.
Munaasabadda xiritaanka tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Wasaaraddaha Haweenka, Waxbarashada, Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Xildhibaano, Agaasimayaal guud iyo Gudoomiyaasha Haweenka iyo Marti Sharaf kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday