Kulanka isku Xirka hal-abuurka Dhallinyarada Oo ka dhacay Degmada Warsheekh

0
35
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulan wadatashi Xeer degmo iyo isku xirka hal abuurka dhalinyarada iyo Howlaha Dowladaha hoose ayaa waxaa degmada Warsheekh ee Gobolka shabeelada dhexe ku qabatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hir-shabeele.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Agaasimaha Arimha Bulshada, Gudoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobolka shabeelada dhexe, Ururada dhalinyarada, Ururka Haweenka, iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here