Ururada Haweenka Baydhabo Oo Loo Furay Tababar ku saabsan isbedelka Cimilada

0
9
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkaani oo socon doona mudo sedax maalin ah oo lagu Baran Doona inta uu socoda ka hortagida is bedelka cimilada iyo nabaad Guudka degaanka doorkii ay ka qaadan lahayeen haweenka degaanada Konfur galbeed ee soomaliya ayaa waxaa si toos ah u daahfurey Wasiirka wasarada degaanka iyo isbedelka Cimilada dowlada KGS oo Kaashanaaya Hay’adda Balan.

Waxaana tababarka ka soo qeyb galey gudoomiyaasha ururada Haweenka gobolka baay iyo Kan Degmada Baydhabo iyo qaar ka mid ah Haweenka Xaafadaha magalada baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here