Wariyaasha Baydhabo Oo ka Faa,ideystay Tababar Lagu barayey Anshaxa Saxaafada

0
18
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkan oo Ku Saabsanaa Anshaxa Saxaafadda iyo Dareenka Jinsiga ah ayaa waxaa Magaalada Baydhabo loogu soo gaba-gabeeyay Qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala Warbaahinada kala duwan ee Magaalada Baydhabo.

Waxaana Tababarkan si wadajir ah u soo qaban qaabiyay Somali Media Women Association (SOMWA) iyo Hay’adda UNTMIS, kaas oo diiradda lagu saarayay diyaarinta Warbixiino leh Anshax Wariyanimo iyo dareenka jinsiga kala duwanaansha ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here