Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan oo lagu Ansixinaayay Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab-u heshiisiinta Gobolka Banaadir ee 2025-2029, ayaa waxaa lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, kaas oo waafaqsan Siyaasadda Qaran ee dhab u heshiisiinta.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir, Gudoomiyaasha Degmooyinka, Ururada haweenka, dhalinyarada, wakiilada Baahiyaha gaarka ah qaba iyo Masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday